Maamulka Puntland ayaa cambaareeyey weerar ciidanka Maleeshiyadka Somaliland ku soo qaadeen wasiirka Waxbarashada Puntland xilli uu ku sugnaa degaanka Damalla Xagarre oo ka tirsan degmada Ceerigaabo isagoo kormeer ku samaynayay imtixaanka shahaadiga ah ee Puntland oo degaankaasi ka socday.
War-saxaafadeed ka soo baxay shirkii golaha Maamul Gobaleedka Puntland ee maanta ayaa lagu sheegay in weerarkaas lagu soo qaaday degaanka Damalla Xagarre ujeedkiisu khalkhal gelinta imtixaanka shahaadiga ah ee Puntland.
HOOS KA AKHRISO WAR-SAXAAFADEEDKA PUNTLAND

Xafiiska