BREAKING NEWS

Odayaasha laascaanood U jawaabay Buurmadow{Video}

Qaar ka mida Odayaasha gobolka Sool oo habeenimadii xalay shir jaraa’id ku qabtay magaalada Laascanaood ayaa waxay eedaymo u jeediyeen Boqor Buur Madaow oo  dhawaan Beesha Dhulbahante Gaar ahaan Naleeye Axmed Ku eedeyay Sarkaal Habar Jeclo Lagu Dilay Dhawaan Laascaanood,

HALKAN KA DAAWO VIDEO

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top