Samatar ayaa sheegay inay dadku siwayn u Bislaadeen hada, Islamarkaana ay dad badan u Riyaaqeen Doodihii kala duwanaa ee ay soo gudbiyeen, Inkastoo aysan ku qaban Laascaanood iyo Ceerigaabo.
Wuxuu ka hadlay doodka ka taagan 18-May iyo 26-ka Juun, Wuxuuna sheegay in Labada maalmood oo muhiiim ah deeagaanada Somaliland, Balse Wuxuuna xusay 26-June ay tahay mida dhashay 18-May, oo hadii aysan Jirin 26-June Gobanimo la qaatay aysan Jirteen wax loo ordo maanta oo lala soo noqday.
Waxaa dhinaca kale wax laga Waydiiyey Safar ay dhowaan wada galeen Dr. Cabdiraxmaan Cirro oo Nairobi ay wada gaadheen , Wuxuuna sheegay inay ka wada