Shirka Golaha Xukuumadda Puntland oo uu Shir guddoominayey Madaxweyne Ku-xigeenka Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa waxaa todobaadkan looga hadlay Imtixaanaadka Shahaadiga ah, dagaalka Soomaliland iyo Puntland ee gobolka Sanaag, Saameynta Abaarta, iyo Warbixino Kale.
