Ergooyinka ayaa ka soo kicitimay galabta Magaalada Buuhodle ee Gobalka Cayne ergooyinkan ayaa ka qayb galaya shirka nabadaynta ee maanta ka furamay Degmada Widhwidh
Waxaa kaloo la filayaa inay yimadan ergooyin kale ilaa bari yagoo heegan ay ugu jraaan Bulshada Reer Widhwidh qaabilada ergooyinka u imanaya nabadaynta beelaha Guuleda garada .{Barkada }


