BREAKING NEWS

FENOON STAR Dhismayaal Casri Ah Laascaanood Ka Dhistay{sawiro}

Shirkada Dhismaha Guryaha ee FENOON STAR CONSTRUCTION COMAPANY ayaa ku wareejisey laba guri oo ay dhistay shirkadu mulkiilayaashooda.

Labadan guri ayaa ka mid ah tiro guryo ah oo ay shirkadu gacanta ku hayso .

Shirkadan FENOON ayaa guryo iyo mashaariic dhanka dhismaha ah ka dhistay wadamada UK , UAE , iyo Somalia ka dhistay ., Xafiiskooda 1 aad na wuxuu ku yaalla magaalada Muqdisho .

Kala Xidhiidh :063-4624570

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top