BREAKING NEWS

Madaxweyne Farmaajo iyo wafti Uu hogaminayo Oo South Africa Si heer heer sare ah loogu soo dhaweyay.{Daawo Video}

Mudane madaxwayne Maxsamed c/laahi farmaajo ayaa Dalka south Africa u tagay inuu ka qayb galo caleema saarka Madaxwaynaha cusub ee Dalkaas

Mudane Madaxwayne Maxamed c/laaahi farmajo ayaa kulamo gaar gar ah la qadan doona qurba joogta Somaliyeda ee dalkaas ku sugan .

HALKAN KA DAAWO

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top