BREAKING NEWS

Maamulka Hirshabelle Oo ka Soo horjeestay go’aan kii Dowlada Somaliya (Akhriso)

Maamulka Hirshabelle ayaa walaac ka muujiyay go’aankii ka soo baxay Xafiiska Wasaaradda Arrimaha Gudaha Soomaaliya, kaasoo lagu shaaciyay  Habraaca Doorashooyinka dowlad Goboleedyada.

Wasaaradda arrimaha Dastuurka Hirshabelle oo qoraal soo saartay ayaa sheegtay in Warqadii dowladda ka soo baxday ay garab marsan tahay hanaanka Federaalka, dowlad Wanaaga iyo daadajinta Nidaamka Dimoqraadiyada.

Hoos ka akhriso qoraalka Hirshabelle

blank

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top