Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Soomaaliya Cabdullaahi Goodax Barre ayaa cadeeyay sababaha loo joojin waayay Isticmaalka Baraha Bulshada maadaama dhawaan markii uu Imtixaankii hore fashilmay uu sheegay in dhamaan Baraha Bulshada isticmaalkooda la joojin doono.