BREAKING NEWS

DEG DEG’ AXMED Digis iyo Wiilkisi Oo lagu Qisaasay Widhwidh.[Warbixin]

ALLE HA’ UNAXARISTE

Marxuun Maxamed Aw jaamac iyo Wiilkisa C/samiic Maxamed Aw Jaamac ayaa lagu qisaaasay saaka oo ay bishu tahay 28\5\2019 Widhwidh

Marxuun Maxamed AW Jaamac ayaa ifka kaga tagay shan wiil lix gabdhood iyo Saddex Xaas ,Marxuun C/samiic Maxamed Aw jaamac ayaa jiraya 19 sano ,

Kadib markii 20\5\2109 Ay ku bexeen laba marxuun oo la kala odhan jiray Xasan Cali shire [ .X. Badhi] iyo Axmed Maxamud Saleeban.

Labadan Marxuun Ee saaka la qisaasay ayaa waxa la wareegay oo qisaatay Reerki dhalay Labada Mar xuune ee kor magaca yadooda kusoo sheeganay

Waxaa hada lagu Aasayaa Labadi Marxuune ee La qisaasay Magalada Widhwidh

Allaah Ha U’naxristo Dhamaantoda

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top