Gudoomiyaha Gollaha wakiiladda maamulka Puntland oo hogaaminaya wafdi balaaran oo ka socda Puntland oo ka kooban Wasiiro,Xildhibaano iyo Talliyaal ciidan ayaa deegaanka Bali-busle ee gobolka sanaag,
Gudoomiyaha ayaa ku soodhaweeyay Talliyayaashii maamulka Soomaaliland ugu magacawnaa gobolka Sanaag oo dhawaan xilalkaasi iska casilay kuwaasi oo hogaaminayay Ciidan badan iyo gaadiid dagaal.



