BREAKING NEWS

Mudo xileedka Baarlmaanka Galmudug oo la shaaciyay

Warqad kasoo baxday Guddoomiyaha Baarlamaanka Maamulka Galmudug  Cali Gacal Casir ayaa marka hore lagu soo dhaweeyay Warqadii kasoo baxday Wasaaradda arrimaha Gudaha Soomaaliya ee looga hadlay doorashada Galmudug iyo mudo xileedka Madaxweyne Xaaf.

Sidoo kale Warqada ayaa lagu sheegay in Baarlamaanka Galmudug oo ka kooban 89 Xubnood uu waqtiga xilheyn tooda ay ku egtahay ilaa iyo inta laga soo dooranayo Madaxweynaha Galmudug.

blank

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top