BREAKING NEWS

Sacuudiga Oo Somaliland Kaga Yaabiyay

Waddanka Sacuudiga ayaa sannadka shuruud cusub ku soo rogay xoolaha xilliga Xajka ee Somaliland.

Qoraal rasmiya oo ay u soo direen maamulka Somaliland ayay ku sheegeen in dawladda federaalka Soomaaliya sannadka bixin doonta waraaqda caafimaad ee xoolaha ka dhoofaya Dekedaha Somaliland.

Wasiirka Xannaanada xoolaha iyo kalluumaysiga Somaliland ayaa sheegay in aanay aqbalayn go’aankaasi.

Maamulka Somaliland ayaa go’aansatay in xoolaha lagu dhoofiyo magaca Somaliland ama ay sannadka baaqsadaan.

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top