Muuse Biixi Oo Si Qaawan U Caayay Madaxweyne Farmaajo{Video} Hogaamiyaha maamulka somaliland Muuse Bixii ayaa maanta kusoo laabtay magaalada hargaysa kadib socdaal fashil ku soo dhamaaday u ku tegay Dalka Gini.