Itoobiyan Airlines Oo Soo Gaadhay Garoowe(DAAWO VIDEO) Diyaarada Itoobiyan Airlines ayaa maanta duulimaad ku tagtay magaalada Garoowe markii ugu horaysay, kadib heshiis ay Adis Ababa ku gaareen Madaxda Shirkada iyo maamulka Puntland.
Siyaasi Ilameerayso Oo Sheegay in Muuse Biixi Caadaystay Gacan kahadalka iyo Wacad kabax Beenta .{Daawo Video}