BREAKING NEWS

Xisbiyadda Somaliland oo isku raacay Qabsoomida Doorashada Golaha wakiilada {Video}

Saddexda Xisbi ee Somaliland ayaa heshiis ka gaaray Qabsoomida Doorashada Golaha wakiilada iyo golayaasha degaanada maamulka Somaliland.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Xisbiyadda Kulmiye, Ucid iyo Wadani ayaa heshiis gaaray, waxaana ay sheegeen ay qabsoomi doonto doorashadda Somaliland ee xildhibaanada sidoo kalena la kala diri doono Guddiga doorashooyinka Somaliland oo buuq badan abuuray.

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top