BREAKING NEWS

Sheekh Cali Wajiis oo beeniyay in uu Qatar ku eedeeyay taageeridda Argagixisada(Video)

La-taliyaha madaxweynaha Soomaaliya ee Arrimaha Carabta iyo Islaamka Sheekh Cali Maxamuud Xassan (Wajiis), ayaa beeniyay warbixin lagu daabacay wargeyska Alwaddan ee kasoo baxa dalka Sucuudiga, taasi oo lagu sheegay in dowladda Federaalka Soomaaliya ay ku tuhunsan tahay waddanka Qatar in uu taageero ururrada Argagixisada.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top