BREAKING NEWS

Gudoomiyihii gobolka Banaadir Ing. Yariisow oo goor dhow geeriyooday

}Allaha u naxariiste waxaa goor dhow geeriyooday Gudoomiyihi Gobolka Banaadir Injineer Cabdiraxman Yariisow kaasoo ku dhaawacmay Qaraxii Todobaadki la soo dhaafay ka dhacay Xarunta Maamulka Gobolka Banadir.

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top