BREAKING NEWS

Dagaalka u dhaxeeya Somaliland iyo Jabhadda abaabulan ee Khaatumo oo sii laba kacleeyay {Video}

Wararka ka imaanaya magaaladada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool ayaa sheegay in xalay halkaasi markii labaad ay Weeraren Ciidamada Khaatumo Ee u hoggaamiyo Col. Faysal Falaalug

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Dableey hubaysan oo ka tirsan jabhadda ayaa weerar ku qaaday Xarunta qaybta Booliiska ee gobolka sool oo ay ku sugan yihiin ciidanka Booliiska Somaliland waxaana mudda saaacad ah halkaasi laga maqlayey dhawaaqa hubka culus iyo rasaas tiro badan.

Dableeyda weerarka qaadday ayaa sida la sheegayo goobta isaga laabtay welina lama xaqiijin khasaaraha kala gaaray labada dhinac.

Ciidamada ayaa dagaal kala soo horjeeda ciidanka Somaliland ee ku sugan Goboladda Sool iyo Sanaag.

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top