BREAKING NEWS

Fadhigii golaha wakiilada Somaliland oo lagu kala kacay

Xildhibaanada Kasoo jeeda Gobolada Awdal, Sool iyo Sanaag bari ayaa isaga baxay fadhigii ay saaka yeesheen golaha Wakiilada ee Somaliland.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Xildhibaanada oo qaarkood warbaahinta la hadleen waxay sheegeen inaan doorasho la qabanayn deegaanadooda ilaa xal laga gaadho heshiiska saami qaybsiga kuraasta wakiilada.

Gobalada Awdal, Sool iyo Sanaag bari waxay ku leeyihiin golaha wakiilada saddex iyo labaatan xildhibaan oo kaliya. halka gobolada, Sanaag, Saaxil, Togdheer, Maroodijeex oo beel kaliya degantahay ay leeyihiin Sagaal iyo konton xildhibaan.

Fadhiga saaka waxaa lagu ansixinayay heshiiskii saddexda xisbi ka gaadheen arrimaha doorashooy

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top