BREAKING NEWS

Wararkii Ugu Danbeeyay Xaalada Laascaanood.

Xaalada Laascanaood ayaa cakiran , Illaa iyo Iminka lama xaqiijin karo tirada rasmiga ah ee dhaawacyada dadkii saaka ay xabada la dhaceen Ciidamada Millitary ga Somaliland kuwaa oo kula eryayey mudaharaadyaasha illaa xalay ka wadey suuqyada magaalada .

Cusbitaalada Lasanod General Hospital iyo Lasanod Manhal Hospital ayaa la soo gaadhsiiyey tiro dhaawacyo ah kuwaa oo u badan dhalinyaro lagu daawaynayo xarumahaasi.

Mudaharaadyadan ayaa salka ku haya marxuum 4 maalmood ka hor ku dileen ciidamada SL magaalada Laascaanood oo aan wali la aasin maydksiia .

Dhakhaatiirtada Cusbitaalladan gaar ahaan Cusbitaalka Manhal ayaa ku baaqay in loo baahan yahay dhiigag u badan 0-

Maamulka gobolka ayaa wlai ka hadal dhibaatooyinka ka dhacay magaalada .

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top