BREAKING NEWS

Xaalada laascaanood Oo Kacsan{Video}

Waxaa xalay magaalada laascaanood ka dhacay mudaharaad xoogan oo shacabku uga soo hor jeedaan maamulka SNM.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Mudaharaadkan xalay ka dhacay laascaanood ayaa mudo waxaa uu kala xidhay isku socodka magaalada sido kale waxaa uu waxyeelo gaadhsiiyay goobo ganacsi,.

Rabshadan ayaa ka danbaysay kadib markii maleeshiyada SNM Laascaanood Ku Dilen qof shacab ah islamarkaana ay magaalada laascaanodo ku soo daadiyen maleeshiyaad faro badan.

Xaalada Cakiran ee ka Taagan Lascaanod ayaa sii xoogaysanaysa kadib markii aan ilaa hada la aasin Maydka Marxuum ay dileen maleeshiyada snm Oo Habeenkii 3 aad ku jira Tallaada Cusbitaalka Guud.

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top