Magaalada Lascanod waxaa maalmahan ka dhacay Mudahaarado aan kala go’ lahayn oo ay wadaan shacabka ku dhaqan magaalada, kadib markii la dilay nin ka soo jeeda deegaanka oo meelna lagu salayn dilkiisa.
Cusbitaalka Guud ee magaalaada lascanood waxaa yaala dhaawacyo tiro badan oo aan shalay Rasaasta looga aabe yeelin dhulkana loo dhigay, waxaa lagu guray dhaliyaro badan oo iskugu jira gabdho iyo wiilal arday ah oo loo qaaday magaalada Caynaba.
Shacabka Reer Lascanod ayaa quus ka taagan maamulka Muuse Biixi oo doonaya inuu xasuuqo shacabka ku dhaqan magaalada ee aan wax dowlada haysan.
WIDHWIDH ONLINE NEWS DESK