Ciidamada Kenya ayaa ciidamo xoogan oo amaankiisa ilaaliya ku wareejisay Axmed madoobe oo markii 4-aad isku doortay xilka madaxweyaha Jubaland arintaan ayaa waxaa ay imaaneysaa iyadoo DF ay waxba kama jiraan ka soo qaaday doorashadaasi warkaasi iyo warar kale oo faahfaahsan