BREAKING NEWS

Muuse Biixi Oo Imaaraadku kaga Baxay Heshiiskii Berbera{Video}

Hogaamiyaha maamulka somaliland Muuse biixi cabdi ayaa maanta isagoo socdaal ku maraaya Berbera waxaa uu shaaciyay in Maamulkiisu ka baxay Heshiiskii Uu La galay Imaaraadka ee Dhigaayay in Somaliland ku Wareejisay Madaarka Diyaaradaha Berbera Imaaradka islamarkaana uu ahaan doono Saldhig Milatari oo imaaraadku leeyahay.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top