BREAKING NEWS

Mareykanka oo Diyaarinaya Dagaalka Ka Dhan Ah Iraan(DAAWO VIDEO)

28 Saac ee ugu Danbeeyay ayaa suuqyadda caalamka waxaa sara ukac weyn ku yimid iibka shidaalka oo aad u qaaliyoobay kadib markii khasaare weyn soo gaadhay Haamihii Kaydka shidaalka Sacuudiga.

Wadamada qaar ayuu shidaalku kor ukacay Boqolkiiba 15% Halka suuqyadda qaarna uu Intaasi ka badan yahay sara u kacu,

Madaxweynaha mareykanka ayaa ku ku eedeeyay Duqaynta Kooxda Xuutiyiintu u geesten Haamahshidaalka Sacuudiga iiran Weerarkaaasi isagoona sheegay in Ay Jawaab Milatari ka Bixin Doonaan weerarka Ka dhacay Sacuudiga,

Dhanka kale Dawlada Ruushka,Turkiga ayaa iyana ku baaqay in Sacuudiga ay ka iibinayaan Balastiga Difaaca Kantaalaha taaso ka dhigan in Balastiga Mareykanku ka iibiyay Sacuudiga aanu wax macno ah lahayn,

Khasaaraha Soo Gaadhay Sacuudiga ayaa lagu sheegay in maalinkasta ay Baaqano Shidaal dhan shan Malyan oo Foosto,

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top