BREAKING NEWS

Somiland Ka Hadashay Jabhad Looga Dhawaaqay Borama{Video}

Maamulka SNM, Gaar ahaan Horgalada U Shaqeeya Maamulka Jeegaanta, ee ka soo Jeeda Degmada Dilla ayaa Beeniyay Jabhada Cuusb ee Looga Dhawaaqay Deegaano kamid ah Degmada Dilla ee Gobilka Awdal,

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Dhanka kale Maleeshiyaadka SNM ee ku sugan Gobolka awadal ayaa xidhay Laba Xildhibaan oo katirsan Golaha Deegaanka ee Degmada Booram,

Maayir kuxigeenkii hore ee degmada Boorama Maxamed Muxumed Faarax Dheerayste ,iyo Xildhibaan Xayte ayaa laxidhay maanta.

Ugu Danbayn Labadan Xildhibaan oo beel kasoo wada jeeda ayaan lagaranayn sababta keentay in xoriyada laga qaado.


Wararka qaar ayaa sheegaya inay arintani daba socoto Jabhad lasheegay in lagu arkay baringa Boorama taasi oo sida lasheegay ay isku reer yihiin xildhibaanadani.

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top