BREAKING NEWS

XOG Culus:Fahad Yasiin iyo Kheyre oo shaki weyn ka qabo Cumar Finish lagana Yaabo in xilkiisa deg deg looga qaado

Warar hoose oo lagu kalsonaan karo aan ka helnay ilo u dhow dhow madaxtooyada ayaa shegaayo in Kheyre iyo Fahad Yasiin shir deg deg ah ka yeesheen gudoomiyaha cusub.

Gudoomiye Cumar Finish ayaa mudooyinkaan waday la kulanka xildhibaanada hawiye kuwaasi oo xiligaan u badan mucaaradka dowlada oo hogaamiyo madaxweyne Farmaajo.

Xasan Cali Kheyre iyo Fahad Yasiin ayaa istusiyay in Cumar Finish kunoqon karo halis weyn tasoo sababi karto in dowladooda carqalad soo dhex gasho.

Kheyre ayaa sheegay in oo la hadli doono gudoomiyaha cusub si u yareeyo la kulanka kooxaha mucaaradka ku ah dowladiisa waxaana oo sheegay hadii oo ka fureysto in xilka qaadis lagu sameyn doono.

Isku soo wada duub gudoomiyaha gobolka banaadir ahna duqa Muqdisho ayaa haatan la fileyn in oo noqon karo Cumar Finish madaama siyaasad ahaan isku dhahayn nabad iyo nolol iyo Filish balse si kadis ah madaxweyne Farmaajo ugu magacaabay.

blank
blank

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top