BREAKING NEWS

Somaliland Oo sheekh Caan Ah Iska Hortaagtay kulan Uu Ku Qaban Lahaa Hargaysa{Video}

Sheekh Idiris oo kamid ah Culimada aadka ugu ololeeya xukumadda Nabad iyo Nolol ayaa kulan uu Ku qabanlaha caawa Magaalada Hargaysa, waxaa Ka joojiyay maamulka Soomaliland,Diidka ah Ee Hargaysa ka taliya.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top