BREAKING NEWS

Shiikh Shariif: “Dowladu waxay ku socotaa hanaan qaldan oo sababi kara iney burburto”{Video}

Madaxweynihii hore ee Somalia Shariif Shiilkh Axmed oo goor dhow shir jaraaid ku qabtay Magaalada Muqdisho ayaa arrin nasiib daro ah ku tilmaamay talaabadii shalay dowlada federaalku ugu diiday inuu u dhoofo Magaalada Kismaayo.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top