BREAKING NEWS

Qisaas Ka Dhacday Gobolka Sool,

Waxaa Maanta ka dhacday Gobolka sool,Qisaas tii ugu horaysay Tan iyo Intii Maleeshiyaadka Maamulka SNM, Qabsaden Laascaanood.

Dhawaan ayay Ahayd markii Askari ka tirsan Maamulka SNM uu Qof Shacab ah ku dilay Gudaha laascaanood Mid kalana uu dhaawacay.

Hadaba Beesha jaamac Siyaad, uu ka soo jeeday Askarigan dilka Geestay ayaa maanta u gacan galisay Dhagarqabahaasi Beesha Barkad.

Beesha barkad, ayaa iyana Qisaastay Gacanku Dhiiglahaasi maanta.

Isku soowada duubo Talaabadan Qisaasta ah ayaa waxaa soodhaweeyay Bulshada SSC waxana aad uga xumaaday maamulka SNM ,

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top