BREAKING NEWS

Sheekh Shariif oo diidey in uu u hogaan-samo amar uga yimid Beesha Caalamka

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Sheekh Shariif Axmed, ayaa waxa uu ganafka ku dhuftay codsi uga yimid Beesha Caalamka,

Dalabka saaxiibadda caalamka ayaa wuxuu ku saabsanaa in uu ugu yimaado Xalane si ay uga wada arrin-sadaan qadiyadda Jubbaland iyo xayiraadii lagu sameeyay safarkisia Kismaayo.

Illo ku dhow Shariif ayaa tibaaxaya in fariin qoraal ah oo uu xalay u diray uu ugu sheegay in uusan fursad u haynin, isla markaana  ay bedelaan waqtiga maadaama uusan horey ugu soo talogelin.

Tan iyo markii uu fariinta diray Shariif ayaa nan heli wax jawaab ah oo kaga yimid Saaxiibadda Soomaaliya.

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top