BREAKING NEWS

DEG DEG: M/weyne Deni oo u socdaalay Kismaayo.

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Maxamed iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa hadda u dhoofay magaalada Kismaayo ee xarunta KMG Jubaland halkaasi oo uu kaga qeyb-galayo caleema-saarka madaxweyne Axmed Maxamed Islaam.

Madaxweynaha iyo wefdigiisa oo ka kooban wasiiro iyo xildhibaanno waxaa garoonka diyaaradaha Garoowe ku sii saagootiyay xubno ka tirsan golayaasha dowladda saraakiil ka socotay madaxtooyada iyo mas’uuliyiin kale.

Safarka madaxweynaha Puntland oo qorshaysnaa in uu shalay gaaro magaalada Kismaayo si uu uga qeyb-galo caleema-saarka madaxweynaha mar kale la doortay ee Jubaland Axmed Maxamed Islaan ayaa u baaqday.

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt

    One Reply to “DEG DEG: M/weyne Deni oo u socdaalay Kismaayo.”

    1. Todo Sobre El Credito Acceso Credito Facil Y Rapido https://prestamosonline.space/lathrop-ca/ Donde Solicitar Prestamos Personales Prestamos Dinero Rapido Prestamos A Plazos

    Comments are closed.

    scroll to top