Barnaamijka ayaa Ugu horayn waxaa diirada lagu saaray Caleemo Saarkii Axmed Madoobe.
“Waxaa camiray Rag Siyaasad ku xintamaya, Nin Wanaag u yimid meesha ma Jiro Marka aynu Xaqiiqda sheegno, Waxaan u bixiyey waa XINTANKII CALEEMO-SAARKA , Waxaa ka qayb galay Raggii Badda iibiyey, waxaa ka qayb galay Raggii Gabre Dhegta wax ugu sheegi jiray, waxaa ka Qayb galay Madaxwayneyaashii Shalay dhibkoodii ay Soomaali weli la Qaylinayso “ ayuu yidhi Cali Xaraare.
“Waxaa maanta la isku khalday Qaranimo waxay tahay , iyo Madaxda Soomaaliya, waxaa lala dagaalamayaa Qaranimadii Soomaaliya , waxayna moodayaan in lala dagaalamayo Khayre iyo Farmaajo, Xafladan waxaa la Qabtay in lagu Xumeeyo DFS, Balse Axmed madoobe wuxuu moodayey in isaga la Calemeo saarayo”. Ayuu yidhi Cali Xaraare oo ka hadlayey Caleemo saarkii Axmed Madoobe.
Barnaamijka Kaftanka Siyaasadda ayaa sidoo kale waxaa lagu soo Qaatay Qodobo Xiiso badan “Daawo waxa dhacay.
Warbaahinta WidhwidhOnline
Prestamos Personales Inmediatos En Linea Como Pedir El Prestamo De Personal https://prestamosonline.space/commerce-mi/ Interes Actual Prestamo Personal Creditos Personales En Linea El Dinero Rapido
Excellent blog post. I absolutely appreciate this site. Thanks!
Wow that was odd. I just wrote an extremely long
comment but after I clicked submit my comment didn’t show up.
Grrrr… well I’m not writing all that over again. Anyway,
just wanted to say excellent blog!
You’ve made some decent points there. I checked on the
internet for more info about the issue and found
most individuals will go along with your views on this web site.
Asking questions are genuinely fastidious thing if you are not understanding anything
fully, however this post offers fastidious understanding yet.
It’s enormous that you are getting ideas from
this post as well as from our argument made here.