BREAKING NEWS

Faadumo Siciid Oo Siyaasada Uga Baxday Caddaalad Darada Somaliland. {Daawo Video]

 Faadumo Siciid oo kamid ah Xisbiga Wadani ayaa maanta ku dhowaaqday inay Iska Casilayso  Xilkii ay ka haysay Xisbiga Wadani, Waxayna xustay inay isku Casishay  Xaaladaha kala duwan ee ka taagan Somaliland.

HALKAN KA DAAWO

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top