BREAKING NEWS

“Sadexda Madaxweyne Ee Aan Meel-na Xukumin” {Akhriso Adaayabi doone ]

Dalka soomaaliya, ayaa markan waxaa lagu arkay arrimo aad u qosol badan dhanka siyaasada 

Siyaasadda Soomaaliya ayaa keentay in Nin Aan Cidiba dooran in uu Bulshada isla hortaago waxaan ahay madaxweyne, taaso u eeg mid Maskixiyan Qofkaas laga shakiyo, marka aad eegto qof dadka u sheeganaya wax aan jirin waxay lamid tahay in qofkaasi hoos u dhigay Meeqaamkiisa siyaasadeed islamarkaana uu shaki galiyay caadi Ahaanshahiisa maskxiyan. kadib marki isku qanciyay wax aan jirin kadibna uu dibada ula soo baxay waliba warbaahinta la hor yimid.

Cali khaliif galaydh, waxaa uu ahaa madaxweynihii Khaatumo kaaso galay Dabni culus kadibna kuwaayay xilkii Madaxweyne ee khaatumo ayaa ku dhacay qorshe uu naftiisa iyo umadaba been ugu sheegaayo.

Cali khaliif galaydh oo laga eryay Dhulka khaatumo islamarkaana aan soo gali karin oo marti ku ah Hargaysa, aya markasta la soo taagan waxaan ahay madaxweynaha khaatumo Isagoo ku sugan Hargaysa oo Muuse Biixi Xukumo,

Isweydiinta ayaa ah Hargaysa, waxaa ka taliya Somaliland iyo Muuse Biixi .Maamulkii Khaatumo-na waxaa u madax Banaana Oo kaliya Buuhoodle iyana waa laga eryay Cali khaliif galaydh, kalsoonida waa lagala laabtay siduu sheegta madaxweyne? yuuse U yahay? xageese xukuma?

Ugu Danbayn Shacabka soomaaliyeed ayaa shaki galiyay Caadi ahaanshaha dhanka dhimirka ee Seeraar.cali khaliif, Cabdirashiid xiidg oo isku Sheegay Madaxweynayaal meel ay ka taliyaan aysan Jirin Tuulana ha noqote.

Cabdinasir Seeraar iyo cabdirashiid xidig oo iyana ku sugan Kismaayo oo u ka taliyeo Maamulka Jubbaland, islamarkaana Awaamirta iyo taladda Axmed madoobe, Laguna xidho laguna furo ayay iyana ka Dhex sheegten in ay yihiin Madaxweynayaasha jubbland,

Kala Xiriir Xafiiska Number What’s Ap-kan +46735769421

Warbaahinta WidhwidhOnline

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top