BREAKING NEWS

Wadahadallo Hoose Oo socda Dowladda iyo Ahlu Sunna.{Akhriso}

Warar lagu kalsoonaan karo ayaa sheegaya in ay haatan wadahadallo hoose u socdaan madaxda Dowladda federaalka ah ee Soomaaliya iyo hoggaanka gobollada dhexe ee Ahlu Sunna Waljamaaca.

Wadahalladan ayaa intooda badan diirada lagu saarayaa guddiga farsamada ee ay dhowaan wasaaradda arrimaha gudaha Soomaaliya u magacowday Galmudug.

Ahlu Sunna ayaa ka hortimid ku dhawaaqista guddigaas oo ka kooban 13 xubnood, taas oo keentay isfaham waa hor leh oo soo kala dhexgalay Dowladda iyo Ururkaasi.

Wararka ayaa sheegaya in Ahlu Sunna ay dalbaday in la fuliyo heshiiskii ay la gashay dowladda oo ahaa in guddiga laga siiyo 6 xubnood, halka 7 kale ay qaadaneyso dowladda.

Sidoo kale Ahlu Sunna ayaa soo jeedisay in gudiga loogu biiriyo 5 ilaa 6 xubnood oo ka dheeri ah 13kii xubnood ee horay loo magacaabay, sida ay u xaqiijiyeen ilo wareedyo lagu kalsoonyahay.

Lama oga sida ay wax noqon doonaan, iyadoona la filayo in dhowaan uu magaalada  Dhuusamareeb dib ugu laabo wasiirka arrimaha gudaha xukuumadda Somalia, Cabdi Maxamed Sabriye, si loo xaliyo arrintaas

Warbaahinta Widhwidh Online

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt

    6 Replies to “Wadahadallo Hoose Oo socda Dowladda iyo Ahlu Sunna.{Akhriso}”

    1. Tipos De Prestamos Dinero En Linea Rapido Creditos Personales Baratos https://prestamosonline.space/newman-ca/ Prestamos Urgentes Online Prestamos De Dinero Rapido Por Internet

    2. Good day! I know this is kind of off topic but I was wondering which blog platform are you using for this site?
      I’m getting tired of WordPress because I’ve had problems with hackers and I’m looking at
      options for another platform. I would be fantastic if you could point me in the direction of a good platform.

    3. Hurrah, that’s what Iwas searching for, what a data!
      present here at this web site, thanks admin of this web site.

    4. hey there and thank you for your information – I have definitely picked
      up something new from right here. I did however expertise a few technical
      points using this website, since I experienced to reload the web site lots of times previous to I
      could get it to load correctly. I had been wondering if your web
      host is OK? Not that I am complaining, but sluggish loading instances times will often affect your placement in google and
      can damage your high-quality score if ads and marketing with Adwords.
      Anyway I am adding this RSS to my email and can look out
      for a lot more of your respective intriguing content.
      Make sure you update this again very soon.

    5. My partner and I stumbled over here from a different page and
      thought I might check things out. I like what I see so
      i am just following you. Look forward to looking into your web page
      repeatedly.

    Comments are closed.

    scroll to top