BREAKING NEWS

Xog laga helay qaabkii Uu Dhintay Askarigii Mareykanka ee lagu dilay Soomaaliya {Daawo Video}

Qaliin dhib badan oo cakiran ayaa ugu dambeyn horseeday geerida askari Mareykan ah oo sanadii tagtay lagu dhaawacay dagaal ka dhacay Soomaaliya, sida ku cad natiijada baaritaan oo heshay jariidadda New York Times.

Alex Conrad, oo 26 jir ahaa ayaa u geeriyooday dhaawac gaaray 8-dii June 2018, isaga oo ku sugan xero ku taalla meel u dhow magaalada Jamaame ee gobolka Jubbada Hoose.

Conrad ayaa waxaa ku dhacay firirka hoobiye, kaasi oo qalay wejigiisa, qoortiisa, calooshiisa iyo lugihiisa, taasi oo hoggaamisay dadaal socda hal sac qaatay oo lagu bad-baadin lahaa noloshiisa. Saddex askari oo kale oo Mareykan ah iyo askari Soomaali ah, ayaa ku dhaawacmay weerarkaas oo ay fulisay kooxda Al-Shabaab.

Markii weerarka uu dhacay 2:45 galabnimo, Conrad ayaa waxaa durba u kala cararay kooxodii Mareykanka, wuxuuna ka cabanayey xanuun ka hayey lugta, sida baaritaanka lagu sheegay. Daankiisa ayaa waxaa kasoo burqanayey dhiig neefta ku celiyey, taasi oo horseeday qaliin deg deg ah oo tubo looga geliyey qoorta, si uu hawo toos ah uga qaato sambabka.Valueimpression Placeholder

15 daqiiqo kadib ayaa loola cararay meel amni ah, oo isaga iyo askartii kale ee dhaawacmay ay ka qaadeen laba diyaarad oo ah helicopter noocoodu yahay HH-60 Pave Hawk.

Diyaaradaha ayaa dhaawaca ula soo cararay garoonka diyaardaaha Kismaayo, halkaasi oo la keenay 3:15 galabnimo, balse 15 daqiiqo kadib uu ku geeriyodoay saacadda markay ahayd 3:30 pm.

Baaritaanka ayaa lagu ogaaday in inkasta “oo qalliinada ay fuliyeen shaqaale caafimaad oo aqoon u leh, islamarkaana laba mar ay sameeyeen isku day lagu bad-baadinayo”, haddana Alex Conrad uu u geeriyooday qalad dhacay oo ku saabsan qaabkii loo siiyey tubada hawada siin lahayd.

Si kastaba baaritaanka ayaa go’aamiyey in “shaqsi, koox ama urur gaar ah, uusan sameyn dayacaad” intii lagu guda jiray qalliinka, balse xaaladda lagu jiray oo adkeyd darteed uu qaladka ku dhacay.

Warbaahinta Widhwidhonline

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt

    27 Replies to “Xog laga helay qaabkii Uu Dhintay Askarigii Mareykanka ee lagu dilay Soomaaliya {Daawo Video}”

    1. Presto Dinero Urgente Prestamos Rapidito https://prestamosonline.space/midland-mi/ Solicitud De Prestamo Todo Prestamos Simulador

    2. blank Taxi Bijlmer says:

      When some one searches for his essential thing, so he/she desires to be
      available that in detail, so that thing is maintained over
      here.

    3. I love what you guys are usually up too. This type of clever work and reporting!

      Keep up the awesome works guys I’ve incorporated you guys to my blogroll.

    4. Thank you for every other informative blog.
      Where else could I get that type of information written in such a perfect
      means? I have a undertaking that I’m simply now working
      on, and I’ve been at the glance out for such information.

    5. I’ve read some excellent stuff here. Certainly value bookmarking for revisiting.
      I wonder how much attempt you put to create this kind of wonderful informative website.

    6. whoah this blog is excellent i love reading your articles.
      Keep up the good work! You recognize, a lot of individuals are hunting around for this info, you
      can aid them greatly.

    7. I’m gone to say to my little brother, that he should also visit this website on regular basis to obtain updated from most up-to-date gossip.

    8. I’m extremely impressed with your writing
      skills as well as with the layout on your weblog. Is this a paid theme or did you customize it yourself?

      Either way keep up the excellent quality writing, it’s rare to
      see a great blog like this one today.

    Comments are closed.

    scroll to top