BREAKING NEWS

Sawirro: Axmed Madoobe oo dalacsiiyey taliye sugayey amniga doorashadiisii

Madaxweynaha Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa maanta dalacsiiyey Saadiiq Maxamuud Dhogor oo ah taliyaha ciidanka amniga garoonka magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose.

Munaasabad ka dhacday xarunta Madaxtooyada Jubbaland ayaadarajada Gaashaanle Dhexe loogu xiray Saadiiq Dhogor oo ka mid ahaa sarakiishii sida gaarka aheyd uga shaqeysay amniga doorashadii dib loogu doortay Madaxweyne Axmed Madoobe.

Khudbad uu Madaxweynaha Jubbaland ka jeediyey madasha ayuu ku sheegay in taliyuhu dalacsiintan ku muteystay dadaal badan iyo karti uu la yimid.

Sidoo kale wuxuu ka booriyey saraakiisha kale ee Jubbaland in ay labo jibaaran shaqooyinka adag ee ay u hayaan dadka reer Jubbaland.

Tallaabadan ayaa u muuqata mid uu Axmed Madoobe ugu abaal gudayo dadkii ka shaqeeyey doorashadii muranka dhalisay ee dib loogu doortay hoggaanka Jubbaland

blank

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt

    7 Replies to “Sawirro: Axmed Madoobe oo dalacsiiyey taliye sugayey amniga doorashadiisii”

    1. blank Travisrom says:

      behavioral interview questions
      behavioral interview questions nursing
      behavioral interview questions and answers
      behavioral interview questions for managers
      behavioral interview questions reddit
      behavioral interview questions examples
      https://rickylawson.com/behavioral-interview-questions/
      behavioral interview questions amazon
      behavioral interview questions for customer service
      behavioral interview questions consulting
      behavioral interview questions and answers for managers
      behavioral interview questions accounting
      behavioral interview questions and how to answer them
      behavioral interview questions about teamwork
      behavioral interview questions and answers reddit
      behavioral interview questions about communication
      behavioral interview questions attention to detail

    2. blank hgf says:

      Hello, I enjoy reading all of your article. I like to write a little comment to support you.

    Comments are closed.

    scroll to top