HALKAN KA DAAWO
Bishan Oktoobar ee aynu ku jirno waxaa dhintay ilaa 7-Wiil, Kuwaasi oo Sababo kala duwan u dhintay, iyadoona Qaar kamid ah ay Toogteen Soomaali kale, Halka kuwa kalana uu sabab u noqday Maandooriye halis ah oo ay Cabeen.
Dilalka Soomaalida ee Minnesota ayaa Mudooyinkii dambe sare usoo kacayey, Iyadoona Waalidiinta Gobolka Minnesota ay siwayn uga Walaacsan yihiin Xaalada Caruurta ay dhalaan, Iyadoona Qaar ay ku war helaan marka Wiilkooda la dilay ama uu dambi isagu gaystay
Warbaahinta WidhwidhOnline
Empresas Prestamistas De Dinero Prestamos Todo Facil Credito Dineo https://prestamosonline.space/newport-or/ Simulador Prestamos Personales Online Primer Prestamo