BREAKING NEWS

Cabdi Shire Ciyaal Jecel “Waxaa la iga Dansaday Mikrafoonka” Iyo Arimo Xasasi ah Oo dhacay maanta.{Akhriso}

Xildhibaan Ciyaar Jecel Wuxuuna sheegay inay doonayeen inay Ka hadlaan Arimo Waawayn oo Quseeya Xaalada Dalka, Sida Duulaanka Kenya ee Badda iyo Weliba Cirka, Wuxuuna xusay in Gudoomiyaha Baarlamaanku uu ka dansaday Mikrafoonka.

Wuxuu sheegay inuu Gef ka tirsanayo Gudoonka baarlamaanka, Wuxuuna sheegay inaan Baarlamaanka looga Fadhiyin in maanta laga hadlo wax lamid ah “Findhicil ma xalaalbaa, Mise waa Xaaraan”, Wuxuuna ka dalbaday Mursal inuu Xaal marin siiyo.

HALKAN KA DAAWO

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt

    One Reply to “Cabdi Shire Ciyaal Jecel “Waxaa la iga Dansaday Mikrafoonka” Iyo Arimo Xasasi ah Oo dhacay maanta.{Akhriso}”

    1. Creditos Con Veraz Solicito Prestamo De Dinero Creditos Online Urgentes https://prestamosonline.space/apple-valley-ca/ Prestamos Personales Simulador Un Prestamo Urgente Solicitar Dinero Rapido Y Facil

    Comments are closed.

    scroll to top