BREAKING NEWS

Madaxweyne Farmaajo iyo Uhuru Oo mar kale lakulmaya Madaxwayne Farmajo iyo halka Uu ka dhacayo Kulanku. {Akhriso}

 Madaxweyneyaasha Soomaaliya iyo Kenya, Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) iyo Uhuru Kenyatta ayaa waxaa toddobaadka soo socdo la fillayaa in ay isu arkaan magaalada Sochi ee dalka Ruushka.

Labada Madaxweyne ayaa waxay casuumaad ka helayn dhigooda Ruushka, Vladimir Putin, waxaana lagu wadaa in Magaalada Sochi kaga qaybgalaan shirka 1aad, ee ay yeelanayan Madaxweyne-yaasha Ruushka iyo kuwa Afrika.

Xukuumadda Moscow ayaa waxay shirkan ku soo casuumtay in ka badan konton hoggaamiye-yaal reer Afrika ah.

Shirka ay yeelanayan Madaxda Afrika iyo Madaweynaha Ruushka ayaa saddex iyo labaatanka bishan ka furmaya Magaalada Sochi, iyadoo uuna socon doono muddo laba maalmood.

Madaxweynaha Soomaaliya iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa toddobaadka soo socdo lagu wadaa in ay ka amba baxaan Magaalada Muqdisho, iyagoo kaga sii gudbaya Magaalada Sochi oo dalxiiska caan ku ah.

Inta shirka uu ka socdo Magaalada Sochi ayay Madaxda galaangal u yeelan doontaa kulamo ay si gaar gaar ah isugu arkayan.

Ilo wareedyo ayaa sheegaya in Madaxda Soomaaliya iyo Kenya ay markale fursad u heli doonaan in ay kulmaan, balse ma cadda, cidda markaan kulan siin doonta.

Madaxweynaha Masar, Abdel Fattah el-Sisi oo ka qaybgalaya shirka Sochi ayaa ahaa midkii labada dhinac suurta-geliyay inay kulmaan bishii hore ee September, kaasi oo ka dhacay Magaalada New York ee cariga Mareykanka.

Xiriirka Madaxda Somaliya iyo Kenya ayaa muddooyinkii ugu dambeeyay ahaa mid aan wanaagsanayn, ka dib markii habdhaqanka guracan ee Kenya uu ka careysiiyay Madaxda Qaranka Soomaaliyeed.

Warbaahinta WidhwidhOnline

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt

    249 Replies to “Madaxweyne Farmaajo iyo Uhuru Oo mar kale lakulmaya Madaxwayne Farmajo iyo halka Uu ka dhacayo Kulanku. {Akhriso}”

    1. Have you ever considered creating an e-book or guest authoring on other sites?
      I have a blog based on the same information you discuss and would really like to have you share some stories/information. I know my audience would value your work.
      If you are even remotely interested, feel free to send me an e-mail.

    2. forever c9 says:

      Do you mind if I quote a few of your posts as long as I provide credit and sources back to your website?
      My website is in the exact same niche as yours and my visitors would
      truly benefit from a lot of the information you provide here.
      Please let me know if this okay with you. Regards!

    3. Pretty! This has been an incredibly wonderful article.

      Many thanks for providing this information.

    4. Hey there I am so thrilled I found your blog, I really found
      you by mistake, while I was looking on Aol for something else, Anyways I am here now and would just like
      to say kudos for a marvelous post and a all round entertaining blog (I
      also love the theme/design), I don’t have time to read through it all at the moment but I have saved it and also added
      your RSS feeds, so when I have time I will be back to read much more, Please do keep up the excellent b.

    5. Santos says:

      I am not sure where you’re getting your information,
      but good topic. I needs to spend some time learning more or understanding more.
      Thanks for wonderful info I was looking for this info for my mission.

    6. Currently it sounds like Expression Engine is the top blogging platform out there right now.
      (from what I’ve read) Is that what you are using on your blog?

    7. Awesome blog! Is your theme custom made or did you download it from somewhere?

      A design like yours with a few simple adjustements would really make my blog jump out.

      Please let me know where you got your theme. Thanks

    Comments are closed.

    scroll to top