BREAKING NEWS

Raysal Wasaare Khyre Oo Kulan La Qaatay Wasiirka Maaliyada Dalka Netherlands. {Akhriso}

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa magaalada Washington kula kulmay wasiirka maaliyadda Netherlands, Wopke Hoekstra oo ay ka wada hadleen xoojinta xariirka labada Dowladood ee qorshaha Soomaaliya deynta looga cafinayo.

Wasiir Wopke Hoekstra oo caddeeyay in dowladda Netherlands ay ka go’antahay in Soomaaliya ay ka caawiso gaarista barta go’aanka deyn cafinta.

Kualnka ayaa qayb ka ahaa kulamo doceedyo xariir ah oo Ra’iisul Wasaare Kheyre uu ka waddo Magaalada dalka Mareykanka.

Sidoo kale Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Kheyre iyo madaxweynaha bangiga adduunka, David Malpass, ayaa kulankoodii labaad sannad gudihiis waxa ay ku yeesheen magaalada Washington ee dalka Mareynkank

Warbaahinta WidhwidhOnline

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt

    One Reply to “Raysal Wasaare Khyre Oo Kulan La Qaatay Wasiirka Maaliyada Dalka Netherlands. {Akhriso}”

    1. I?¦m now not sure where you’re getting your information, but great topic. I needs to spend a while learning more or figuring out more. Thanks for wonderful information I was in search of this info for my mission.

    Comments are closed.

    scroll to top