BREAKING NEWS

Meydka Soomaali toorey lagu dilay Oo laga helay Magaaladda Plauen (Daawo Sawirro)


Maydka wiil 19 jir Soomaali ah ayaa xalay laga helay wado ku taala magaaladda Plauen ee gobolka Sachsen ee wadanka Jarmalka.

Booliska ayaa sheegay in wiilkan uu u dhintay dhaawacyo mindi ama tooray ah oo kasoo gaaray qaybta sare ee jirkiisa.

Wiil kale oo 19 jir Soomali ah ayaa lagu tuhunsan yahay inuu dilkaas geystay kaasoo Booliska magaaladaasi ay gacanta ku hayaan hadda, waxaana ku socda baaritaano.

Lama sheegin magacyadooda balse mid kamid ah Soomaalida magaaladaas ku nool ayaa sheegay inay labadda wiil ay saaxiibo ahaayeen, ayna la yaaban yihiin sababta keentay in midkood uu dilo kan kale.

Soomaalida u yaacday qurbaha ayaa dalkooda uga cararay dhibaatooyin iskugu jira kuwo nololeed iyo amni daro balse markii ay tageen Yurub iyo Maraykanka waxay qaarkood bilaabeen iney dhexdooda is dilaan.

Warbaahinta WidhwidhOnline

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt

    3 Replies to “Meydka Soomaali toorey lagu dilay Oo laga helay Magaaladda Plauen (Daawo Sawirro)”

    1. Interes Prestamo Personal Cuanto Tarda Un Prestamo Personal https://prestamosonline.space/warren-ri/ Prestamos Rapidos Y Faciles Online Paginas De Creditos Online Prestamos Con Nomina

    2. Thong Diep says:

      Have you ever thought about creating an ebook
      or guest authoring on other websites? I have a blog
      based on the same subjects you discuss and would really like to have you share some
      stories/information. I know my readers would appreciate your work.
      If you are even remotely interested, feel free to send me an e-mail.

    Comments are closed.

    scroll to top