BREAKING NEWS

Deg Deg :Dhulbahantihii Gobolka Sanaag Oo Shir U Furmay. {Daawo Video}

Warbaahinta WidhwidhOnline

Beelweynta Bah-cabdalle Naallaye Axmed Ugaadhyahan Ayaa Shir Uga Furmay Degmada Kulaal.

HALKAN KA DAAWO

Shirkaas Oo Loogu Wanqalay Mideeye Ayaa Waxaa Ka Soo Qeyb Galaya Siyaasiyiin, Chief Caaqilo, Culimo Iyo Dhamaan Bulshada Kala Duwan Ee Ku Dhaqan Degaanadaas.

Shirka Waxaa Furaya Wajiilka Garaadka Guud Ee Beesha Ugaadh Yahan Garaad Saleeban Garaad Maxamed Garaad Maxamuud.

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top