BREAKING NEWS

Wafdi ka socda Puntland Oo Maanta Soo gaadhay Buuhoodle iyo u’ jeedka Safarkooda ! {Daawo Sawirro}

Warbaahinta WidhwidhOnline

Magaalada Buuhoodle ee Xarunta Gobolka Cayn, Waxaa maanta soo gaadhay Wafdi uu Hogaaminayo  Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee maamulka Puntland Maxamed C/raxmaan Dhabamcad.

U-jeedka weftiga uu hogaaminaayo wasiirka Arrimaha gudaha ayaa lagu sheegay u kuurgalida xaalada nolosha ee gobolla cayn iyo dhismaha golaha deegaanka ee degmada Buuhoodle.

Weftiga uu hogaaminaayo wasiirku ayaa waxaa ay kala yihiin Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Haweena, agaasimaha Waaxda Dimuquradiyeynta Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Madax kale weftiga ayaa marka ay gaaray degmada Buuhoodle waxaa meel magaalada ka baxsan kusoo dhaweyey Qaar kamid ah shacabka ku dhaqan magaalada, sidoo kale waxaa wasiirka soo dhawayntiisa ka qayb Qaatay Gudoomiyaha Gobolka cayn maamulka degmada iyo masuuliyiinka tirsan golaha Deeganak

wasiirada Dowlada Puntland oo Maalmahan Ku Sugnaa Magalaada Buuhoodle, Wasiirka ayaa salaan sharaf ka Qaatay Cutubyo ka Tirsan Ciidamada Difaaca ee  gobolka cayn.

Gabagabadii Wasiirka oo saxaafada kula hadlay gudaha magaalada ayaa ka warbixiyey safarkiisa Wuxuuna sheegay in uu kulamo kala duwan la qaadanayo qaybaha kala duwan ee bulshada Magaalada Buuhoodle.

Horay Waxaa ujoogay magalada buuhodle wasiro maxay tahay qorshaha buuhodle ugu soo qulqulayaan masuuliyinta puttland

Shacabka buuhodle ayaa iyagu maalmihii ugu danbeyay ku muransan xulshada doosrashada Golaha Deegnka Buuhodle yagoo beelaha qaar ay ku qanci wayeen qaybsashada xildhibanada isala marakan aay ka hadleen warbaahinta

Golaha deganka buuhodle aya usamaynayaan puttland maxay usoo kordhinaya !

Qorshaha Maamulaka Puttland ayaa ah iska horkeenka Beelaha Buuhodle wada daga iyo Khalkhalinta Abaniga magalada

26 -11 ayaa lagu wadaa inaya ku dhawaqan dadka ay yagu uxushaan ee lagu magacadaray golaha deeganaka Buuhodle

wixii najiito kasoo baxa kala soco Warbaahinta WidhwidhOnlie

blank
blank
blank
blank
blank
blank

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt

    3 Replies to “Wafdi ka socda Puntland Oo Maanta Soo gaadhay Buuhoodle iyo u’ jeedka Safarkooda ! {Daawo Sawirro}”

    1. Todos Los Creditos Mini Creditos Credito Particular https://prestamosonline.space/clinton-ia/ Donde Prestan Dinero Rapido Simulador Credito Creditos Pequenos Rapidos

    2. Hello, every time i used to check blog posts here early in the daylight,
      since i like to find out more and more.

    Comments are closed.

    scroll to top