BREAKING NEWS

War Deg Deg Ah: Somaliland Oo Maleegaysa Qorshe Ka Dhan ah Wasiirada Puntland Ee Buuhoodle Ku sugan.{Lasco}

Warbaahinta WidhwidhOnline

Waxaa mudooyinkii ugu danbeeyay Magaalada Buuhoodle Xarunta Gobolka Cayn ka soconaayay shirar ay wadaAn Xubno kamid ah Golaha Wasiirada Maamulka Puntland.

Sidoo kale waxaa puntland ay Buuhoodle ka samaysatay ciidamo aad u faro badan oo lagu qiyaasay ilaa 800 boqol oo askari oo ku qalabaysan Gadiidka Dagaalka.

Qorshaha cusub ee xukumada madaxweyne Siciid Deni ku wajahday Buuhoodle ayaa waxaa walaac xoogan ka muujiyay maamulka Somaliland oo hore ay Puntland ugala wareegtay dhamaan Deegamadii gobolka sanaag ee Beesha warsangali.

Sida ay noo xaqiijiyen xubno kamid ah Madaxda Ku jirta maamulka somaliland Ee ka soo jeeda Gobolka cayn gaar ahaan Buuhodoe waxaa socda qorshe ay wada Isla xubno iyana ka soo jeeda Buuhoodle iyo maamulka somaliland oo lagu kala kicinaayo ololaha Puntland ee Buuhoodle.

Dada xoagagal ah oo la hadlay Warbaahinta WidhwidhOnline ayaa sheegay in ay Hargaysa ka socoto labo qorshe oo ah In Maleeshiyaad somaliland ka mushahaar qaata oo Dagan Duleedka Buuhoodle ay sameeyan Rabshad ka dhan ah wasiirada Puntland iyo Qorshaha ay wadan iyo in Beelaha Buuhoodle wada-dagan Laga dhex Shido Fidno si ay meesha uga baxdo Puntaldn.

Maamulka Muuse ayaa Hore waxay Buuhoodle uga fulisay Weerar ismiidaamin ah oo lagu af jaray Qorshe culus oo ay waden Cabdifatax Rotman iyo Axmed Maxamuud Doolaal oo labaduba ku dhintay Qorshe ismiidaamin ah oo Maamulka somaliland soo maleegay.

Ugu Danbayn Dad lahadlaya Warbahinta WidhwidhOnline ayaa sheegay in uu aad uga xun yahay Qosrhaha somaliland la damacsan tahay Buuhoodle oo waliba ay ka shaqaynayaan xubno isla reer Buuhodle ah.

wararka ayaa intaa ku daraya inay somaliland Amaratau ciidamada Buuhodle ay ujooga inay dhaqdhaqaa toos ah sameeyaan

Maalin ka hore waxaa Dagmada Widhwidh Soo Gaadhay Taliyaha ciidamada Somaliland ee BUUHODLE {INA kaysdiid }oo kulamo gaar ah kulaqatay Xerada Taliyha ciidanka Widhwidh ee Somaliland {c/laahi Dhagawayne } Qorshaha ay kawada hadleen ayaa aha khalkhlinta Gobalka cayne iyo inay mel uga soo wada jeestaan Gobalaka cayne cidkasta oo aa ahayn Maamulka MUUSE BIIXI oo timaada

Taliyahan buuhodle ka yimid ayaa markii danbe ugudbay dhanakaa Ooga’ oo ah meesha laga xukumo ciidamadan

Qorshaha uu wado Maamulka muuse bal aan eegno meesh aya dhigto

blank


Warbaahinta WidhwidhOnline

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt

    2 Replies to “War Deg Deg Ah: Somaliland Oo Maleegaysa Qorshe Ka Dhan ah Wasiirada Puntland Ee Buuhoodle Ku sugan.{Lasco}”

    1. Creditos Por Internet Rapidos Lugares Donde Hacen Prestamos Personales Financieras Para Prestamos Personales https://prestamosonline.space/beech-grove-in/ Credito Casa Solicito Un Prestamo Urgente

    2. I think everything posted made a lot of sense.
      But, consider this, suppose you were to write a killer title?
      I ain’t saying your information is not good., however suppose you added something that makes
      people want more? I mean War Deg Deg Ah: Somaliland Oo Maleegaysa Qorshe Ka Dhan ah
      Wasiirada Puntland Ee Buuhoodle Ku sugan.Lasco – WIDHWIDH ONLINE is
      a little plain. You could look at Yahoo’s front page and watch how they
      create news titles to grab viewers to open the links.

      You might add a related video or a picture or two to get people interested about everything’ve got to say.

      Just my opinion, it would make your website a little livelier.

    Comments are closed.

    scroll to top