BREAKING NEWS

Ra’isul Wasaare Xasan Cali Kheyre oo goordhaw magacaabay Guddi cusub

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre ayaa magacaabay guddiga gurmadka fatahaadaha oo ka shaqeynta dadaallada gurmadka ee wax looga qabanayo saameynta fatahaaduhu ku yeesheen dadka iyo deegaanka.

Wasiirka Gargaarka iyo maareynta musiibooyinka, Xamsa Saciid Xamsa, ayaa guddoominaya guddiga oo ay xubna ka yihiin wasiirrada caafimaadka, amniga gudaha, korontada iyo biyaha, beeraha, waxbarashada, qorsheynta, warfaafinta iyo wasiir ku-xigeenka arrimaha gudaha.

Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre ayaa dhammaan dadka Soomaaliyeed iyo hey’adaha gargaarka ka codsaday in ay ka qayb qaataan dadaallada gurmadka fatahaadaha ka dhashay roobabka ka da’ay goballada dalka iyo wabiyada, waxa uuna ugu baaqay dhammaan hey’adaha dowladda in ay la shaqeeyaan guddiga.

Mudane Xasan Cali Khayre ayaa caddeeyay in dowladda Soomaaliya ay waddo qorshe looga gaashaamanayo fatahaadaha iyo biyo la’aanta soo laalaabata oo labaduba dhibaata badan ku haya dadka iyo dhulka Soomaaliyeed.

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt

    5 Replies to “Ra’isul Wasaare Xasan Cali Kheyre oo goordhaw magacaabay Guddi cusub”

    1. Quien Presta Dinero Urgente Creditos Nuevos Online https://prestamosonline.space/imperial-ca/ Microcredito Credito 24 Horas

    2. palm trees says:

      The coconut nut is a giant nut
      If you eat too much, you’ll get very fat
      Now, the coconut nut is a big, big nut
      But it’s delicious nut is not a nut
      It’s the coco fruit (it’s the coco fruit)
      Of the coco tree (of the coco tree)
      From the coco palm family

    3. Abcya 1000 says:

      Great article! We are linking to this great content on our
      website. Keep up the great writing.

    4. Abcya 7 says:

      Pretty nice post. I just stumbled upon your weblog and wanted to say that I have truly enjoyed surfing around your blog posts.
      In any case I will be subscribing to your rss feed and I hope you write again very soon!

    5. Z6 Games says:

      Hi there friends, how is everything, and what you want to say on the topic of this piece of writing,
      in my view its actually awesome in favor of me.

    Comments are closed.

    scroll to top