BREAKING NEWS

Gaadiidkii iyo Hubkii Cabdifatax Rotman Oo Somaliland Loo Dhiibay{Sawiro}

Waxaa Magaalada Buuhoodle Bishii Ogos Kowdeedii lagu Dilay Habeenimo Fiidnimo ah Marxuun Cabdifataax Rotman Iyo Axmed maxamud Doolaal oo kamid ahaa Masuliyiinta ugu sareeyay Deegaanada SSC ahaana ragii ku suntana halganka Xoreenta gobolada SSC,

Cabdifatax Rotman oo ahaa maskaxdii xiliga Buuhoodle kawaday dhismaha ciidan xoogan oo lagu xoreenaayo Goblada SSC ayaa waxaa Qorshahaasi soo afjaray maamulka somailand kadib markii ay nin ismidaamiyay ku qarxiyen Cabdifatax Rotman Oo Salaad Makhrib ka soobBaxay Masajid kuyaala Buuhoodle

Cabdifatax Rotman ciidankii uu waday dhismihiisa islamarkaana qorshuhu ahaa in ay la galan dagaal maamulka somaliland, ayaa maanta lagu Wareejiyay maamulkii dilay Cabdifatax rotman Ee somaliland.

Ciidamadan oo ku qalabaysan hubkii iyo gadiidkii uu gaday Cabdifatax ayaa gacanta loo galiyay maamulka somaliland.

Waxaa nasiib daro ah in Mujaahid Cabdifatax Rotman oo dhiigiisi ilaa hada aan meelna la saarin in maamulkii dilay ee ka shaqeeyay qorshihii la isugu Qarxiyay cabdifatax in loo gacan galiyo hantisiisi.

blank
blank
blank

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt

    32 Replies to “Gaadiidkii iyo Hubkii Cabdifatax Rotman Oo Somaliland Loo Dhiibay{Sawiro}”

    1. This piece of writing presents clear idea designed for the
      new people of blogging, that actually how to do running a blog.

    2. It is appropriate time to make some plans for
      the long run and it is time to be happy. I’ve learn this put up and if I could I
      wish to recommend you some fascinating things or advice.
      Maybe you could write next articles regarding this article.
      I wish to learn even more things approximately it!

    3. I could not resist commenting. Well written!

    4. blank poker pkv says:

      always i used to read smaller articles or reviews which also
      clear their motive, and that is also happening with this piece of writing which I
      am reading at this place.

    5. These are genuinely impressive ideas in on the topic of blogging.

      You have touched some nice points here. Any way keep up wrinting.

    6. What’s Taking place i’m new to this, I stumbled upon this
      I’ve discovered It positively helpful and it has helped me out loads.
      I’m hoping to contribute & assist other customers like its helped me.
      Great job.

    7. blank Annette says:

      Pretty! This has been an incredibly wonderful post. Thanks for providing these details.

    8. constantly i used to read smaller articles which also clear their motive, and that is also happening with this paragraph which I am reading here.

    Comments are closed.

    scroll to top