Qaar kamid ah odayaasha dhaqanka magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland ayaa mudanayaasha Golaha Shacabka Puntland ugu baaqay inay si adag ula xisaabtamaan xukuumadda Madaxwayne Siciid Cabdullahi Deni.
HALKAN KA DAAWO
Odayaasha oo shir jiraa’id qabtay ayaa sidoo kale baaq u diray Madaxwayne Deni, Waxayna taageero u muujiyeen Xildhibaankii Su’aalaha Kulul Waydiiyey Madaxwayne Siciid DENI.
Odayaasha ayaa xusay inay Wakiil shacabka ka yihiin, Hadana ay ku Faraxsan yihiin inay La Xisaabtamaan. “Waa arin aad looga naxo inuu Madaxwaynihii u adkaysan waayey Saddex Kalmadood, Hadee sidee ayuu dad dhan masuuliyadooda u qaadayaa
I am really enjoying the theme/design of your weblog.
Do you ever run into any browser compatibility issues?
A handful of my blog visitors have complained about my site not working correctly
in Explorer but looks great in Safari. Do you have any advice to
help fix this issue?
Hello there, I found your blog via Google while looking for a comparable matter, your site got here up, it looks good.
I have bookmarked it in my google bookmarks.
Hello there, just become alert to your weblog
thru Google, and located that it’s truly informative.
I’m going to watch out for brussels. I will be grateful if you happen to continue this in future.
A lot of people shall be benefited from your
writing. Cheers!